Baarlamaanka Turkiga Oo Ogolaaday Kaqeyb Galka Dagaalka Kadhanka Ah Ururka Daacish

Baarlamaanka Turkiga ayaa isku raacay inuu ku biiro dagaalka ka dhanka ah Kooxda Daacisho iyo howl gallo milateri oo laga fuliyo gudaha Ciraaq iyo Suuriya.

Dowladda uu madaxwayne Urdogaan hogaamiyo ayaa dhawaanahan lagu cadaadinayey kaqeyb galka dagaalkaas waxaase hadda hoosta oga xariiqay baarlamaankii.

Turkiga ayaa ogolaaday in ciidamo ajnabi inay fariisimo ka sameystan gudaha Turkiga, in la isticmaalo saldhigyada milateri ee Turkiga.

Magaalada Kobane oo ku dhow xadka Turkiga ayaa waxaa ka socda dagaalo culus oo u dhaxeeya ciidamada Kurdiyiinta iyo xoogada ISIS, iyadoo xulafada uu Mareykanka horkacayo ay duqeymo ka wdaaan.

Turkey ayaa horay u diiday inay isbahaysigan ka mid noqoto, waxaana taasi sabab u ahaa, iyadoo kooxda Daacish ay afduub ahaan u haysteen 49 Turkey ah oo lagu qabtay magaalada Mosel bishii June.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi