Somali News

president-uhuru-kenyatta

Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, maadaama maanta magaalada lagu qabanayo shirka madaxda IGAD. Garoonka Aadan  Cadde

Continue Reading »

Qeybta Somali News

germany

Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…

Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga gaarayo 38 milion Euro lacagtass oo ka hartay lacaga ay dowlada

Continue Reading »

Somali News Archives

jaw 9
Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu soo dhaweynayay arday cusub oo ay qaadatay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo dhawaan dib loo howlgeliyay. Munaasabdaan lagu ...
???????????????????????????????
Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax Maxamed Xaaji Cumar Camey ayaa maanta xilkiisii ku wareejiyay taliyaha cusub ee dhawaan xilkaan loosoo magacaabay ...
gar 3
Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ka furmay magaalada Garbahaarey , iyadoo xafladdii furitaanka shirka ay kasoo qeybgaleen madax ka ...
gal 2
Maamulka Galmudug Oo Tababar Usoo Xiray Qaar Kamida Haweenka Deegaankaas( Sawiro)
- Oct 6, 2014
Wasaarada caafimaadka ee maamulka Galmudug ayaa tababar u soo xirtay ku dhawaad boqol haween ah. Siminaarkaan oo ahaa mid lagu baranayay faa’ iidada ay naas nuujintu uu leedahay ubadka ayaa waxaa ...
gaas 1
Madaxwayne C/wali Cali Gaas Oo La Kulmay Danjiraha Midowga Yurub Ee Soomaaliya(Sawiro)
- Oct 6, 2014
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Safiirka Midowga Yurub Soomaaliya u fadhiya Danjire Michele Cervone d’Urso. Markuu uu soo dhamaaday Kullan ...
yuulka
Ra’isulwasaare Cabdi-wali Oo Qabashada Baraawe Kutilmaamay Dhammaadka Shabaab
- Oct 6, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waa weyn ee ay ka gaareen howlgalka Badweynta India ...
baraawe
Magaalada Baraawe Oo Gacanta Ugashay Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Dowladda Federaalka
- Oct 5, 2014
Warar isi soo taraya ayaa sheegaya in ciidanka huwanka ah ee wada socda ay gaareen magaalada Baraawe oo lixdii sano ee udanbaysay ay maamulayeen ciidamada xarakada AlShabaab ahaydna meesha kaliya ...
ebola
Cudurka Ebola Oo Saamayn Ku yeeshay Dabaal Degyadii Ciidda Ee Wadamada Galbeedka Afrika
- Oct 5, 2014
Dabaaldagyadii iyo damaashaadyadii hore uga dhici jirey maalmaha ciidaha Islaamka wadamada Galbeedka Afrika ayaa waxaa saameyn weyn ku yeeshay cudurka Ebolaha oo ka jira qaar ka mid ah wadamada Galbeedka ...

Next Page »

Latest NEws

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
gal 2 Maamulka Galmudug Oo Tababar Usoo Xiray Qaar Kamida Haweenka Deegaankaas( Sawiro)
- Oct 6, 2014
Wasaarada caafimaadka ee maamulka Galmudug ayaa tababar u soo xirtay ku dhawaad boqol haween ...
gaas 1 Madaxwayne C/wali Cali Gaas Oo La Kulmay Danjiraha Midowga Yurub Ee Soomaaliya(Sawiro)
- Oct 6, 2014
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu ...
University of Nairobi