Daawo Sawirada : Buuraleyda Galgala oo laga saaray Al-Shabaab iyo Ciidamada Puntiland oo ku dhax lugeenaya Buurahaasi

Maamulka Soomaaliyeed ee Puntiland ayaa shaaca ka qaaday in Xarakada Al-Shabaab ka saareen inta badan aagaga Buuraha Galgala oo xarun weyn u aheed Shabaabka ka dagaalamaya Deegaanada Maamulkaasi.Masuuliyiin iyo Saraakiil ciidan oo katirsan Maamulka Puntiland ayaa shalay booqday goobihii Ciidamadooda Al-Shabaab kala wareegeen ee Galgala , waxa ayna sheegeen in deegaanadaasi dib loogu celin doono dadkii markii hore ka barakacay.

Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland Saciid Dheere oo Warbaahinta kulahadlay Buuraha Galgala ayaa sheegay in ay Shabaab ka xureeyeen deegaanadaasi , waxa uuna tilmaamay in ay ku dileen dagaalyahano gaaraya 15- halka dhankoodana uu kaga geeriyooday hal askari oo kaliya.

Al-Shabaab ayaa dhankooda beeniyay in laga saaray buuraha Galgala oo xarun weyn ku lahaayeen ,waxaana inta badan Buuraha Galgala iyo deegaano ku dhaw dhaw ka dhici jiray dagaalo u dhaxeeya Dagaalayhanada Shabaab iyo Ciidamada Puntiland,gal_2

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi