DEG DEG:- Ciidankii ugu badnaa oo kasoo dhaqaaqay Cadaado kuna wajahan Gaalkacyo

Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay kasoo dhaqaaqeen ciidamo aad u badan.

Ciidamadaan ayaa soo aaday dhanka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, waxaana la socday saraakiil ka mid ah maamulka Gal-mudug State.

Warar aynu si hoose u helnay ayaa waxay sheegayaan in ciidamadaan ay ka mid yihiin ciidamo loogu tala galay inay la dagaalamaan kuwa Puntland maadaama maalmahaan dambe xaalad cakiran ay jirtay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi