Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…

Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga gaarayo 38 milion Euro lacagtass oo ka hartay lacaga ay dowlada jarmalka mashruuc oga fulineysay 19979 xiligi siyaad Bare.

Malmaha nago soo aadan ayaa lafilaya in masuliyeen kasocda dalka jarmalka ay soo gaaran somaliya kulamana la qaadan doona masuuliyinta dowladda iyo wasaradaha ay khuseyso arimahaan sida wasarada qorsheynta iyo xirirka caalamiga sida ay sheegin wasarada oo war saxaafaded so sarta

Abdullahi sheikh Ali Qaloocow oo ah wasir kuxegeenka wasarada qorsheenta oo ka qeyb galay shir loga hadlayey sidi loga faideysan laha deeqaha uu jarmalka siinayo ayaa sheegay in jarmalka lacagihi uu horay ugo deeqay 30 sano kahor uu diyaar u yahay in hada kuwareejiyo dowlada Somalia .

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi