Halkaan Ka Aqriso Waqtiyada La Ciyaari Doono Kulamada Isbuuca 5-aad Ee EPL.

Horyaalka ingiriiska ayaa si xiiso leh ku socda waxaana wali la qaban la,yahay kooxda Chelsea oo wada badisay dhamaan 4-tii kulan ee ay ciyaareen waxaana nagu soo wajahan isbuuc kale oo ay jiraan kulamo xiiso leh.
SABTI:-QPR v Stoke City: kulan kaan ayaa ah kulanka ugu soo hor gali doona sabtiga waxaana la daawan doona 2:45 pm ee saacada geeska afrika.
-Aston Villa v Arsenal: kulan kaan ayaa soo gali doona 5-ta galabnimo ee xiliga geeska afrika waxaana isla waqtigaan laciyaari doonaa kulamada kala ah:
-Burnley v Sunderland, Newcastle United v Hull City, Swansea City v Southampton.
-West Ham United v Liverpool: kulan kaan ayaa ah kan ugu danbeeya ee laciyaari doono sabtiga wuxuuna soo gali doona 7:30 fiidnimo ee saacada geeska afrika.
AXAD:
-Leicester City v Man United: kulan kaan ayaa soo gali doona 3:30 pm ee saacada geeska afrika, waxaana isla waqtigaan oo kale soo gali doona Tottenham v West Brom.
-Man City v Chelsea: kulan kaan oo ah kan ugu adag kulamada isbuuca 5-aad ee horyaalka ingiriiska ayaa soo gali doona 6-da maqribnimo ee saacada geeska afrika, waxaana isla waqtigaan oo kale soo gali doona kulan u dhexeeya Everton v Crystal Palace.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi