Hooyada Justin Bieber Pattie Mallette oo Justin ugu baaqday in ka haro saxibada Xun.

Hooyada dhashay Xiddiga aduunka caanka ka ah Pattie Mallette ayaa ugu yeertay wiilkeeda Justin Bieber in uu iskaga haro saxibada xun.

Waxa ay sheegtay in aad uga walaacsan tahay xaalada uu wiilkeeda ku sugan yahay waxa ayna ku cel celisay in uu iskaga haro kooxa gungs ah oo isku xiran yahiin.Hooyada Xiddigaa 76 sano jirta ayaa qabta xanuuna kala duwan waxa ayna ku nooshahay Dalka Canada oo ay ku nooleed tan iyo wixii ka danbeeyay marka Justin dhashay.

Xiddiga caanka ah ayaa dhoor jeer xabsiga loo dhigay rabshada uu gaystay waxaana wali ku socdo dacwada ka dhan ah oo lagu soo oogay kadib markii dinbiya badan galaya.

Pattie Mallette ayaa Justin kaliya dhashay waxa ayna tahay soo saarahii flimka Canadian author, kaas oo soo saare iyo jilaa ka ahayd hayeeshee iyada iyo Ninkeeda Jeremy Bieber waxay ku nool yahiin Canada.mmm

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi