Jennifer Lopez & Casper Smart oo isku dhacay…

Lamaanayaasha Jennifer Lopez & Casper Smart ayaa isku dhacay kadib markii Xiddigta Jennifer ku eedaysay Gacaliyaheeda in uu been u sheegay dhoor jeer.

Waxa ay xustay in ka war heshay in uu xariir kale leeyahay waxa ayna ku dheeraatay in dhoor jeer arimaha ka wada hadleen balsa uu diiday in oo fiyo balanta ka dhaxaysa labadooda.Casper ayaa Habeenkii isniinta waxa uu ka soo muuqday Club ku yaal Las Vegas asaga oo gacanta haysta Haweenay ka mid ah kuwa modelka xayaysiisya taas oo Xiddigta ka caraysiisay.

Khilaafka cusub ee soo kala dhaxgalay labada lamaane ayaa u muuqda mid shaki galinaya rajo laga qabay in is guursadaan labada lamaane oo hore u sheegay in aroos dhiganayaan.q

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi