Justin Bieber oo Akoonkiisa Instagaram-ka soo dhigay sawiro ka caraysiiyay Selena Gomez..

Xiddiga Justin Bieber ayaa manta oo talaado ah soo dhigay akoonkiisa uu ka isticmaalo boga aadka loo isticmaalo instagaramka-ka sawiro ka caraysiiyay Selena Gomez.

Waxa uu soo dhigay sawiro uu kala jiro saxibtii hore Ashlay Taylor waxaana arinta ka xumaatay Selena Gomez oo bage-keeda twitterka ku qortay qoraal uga dalbanayso in uu ka saaro sawiradaa. Waxa ay tiri waxaan dareemayaa xanaaq aad u wayn waxaan u sheegaya justin in uu sawirada uu soo dhigay bag-kiisa ka saaraa asaga oo tixgalinaya balantii naga dhaxayso ayuu tiri

Labadaa lamaane ayaa dhawaan heshiiyay kadib markii isku dhaceen waxaana taa keentay in xariirkooda dib u soo celiyaan oo dalxiis ku tagaan dalka Canada .com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi