Labo Markab oo Madaxa isla galay xili ay marayeen Marin Biyoodka Dunida ugu Mashquulka Badan(Daawo Muuqaal )

Maalinimadii Isniinta ee lasoo dhaafay Marin biyoodka ugu mashquulka badan Dunida ee Suwees waxaa ka dhacay shil maraakiib kadib markii ay madaxa isku dhufteen labo markab oo xiligaasi marayay Marinka Suwees.Labada Markab oo lagu kala magacaabo MV Olombo Express iyo MV Maresk Tanjong ayaa kala watay Calamada Dalalka Jarmalka iyo Singapore , waxa ayna labadan markab ay isku dhaceen xili ay is dhinac socdeen.

Wali lama soo warin wax qasaaro nafeed ah oo ka dhashay shilka Maraakiib ee ka dhacay Marinka Suwees, waxa uuna shilkaan sababay in ay hakad galaan Socodka Maraakiibta ee marinkaasi isticmaali jirtay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi