Magaalada Baraawe Oo Gacanta Ugashay Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Dowladda Federaalka

Warar isi soo taraya ayaa sheegaya in ciidanka huwanka ah ee wada socda ay gaareen magaalada Baraawe oo lixdii sano ee udanbaysay ay maamulayeen ciidamada xarakada AlShabaab ahaydna meesha kaliya ee awoodeeda xooggan ay kuharsanayd.
Dadka qaar jooga Baraawe ayaa sheegaya in Magaaladu gelinkii danbe ee shalay ay ahayd cidlo oo wax ciidan ah oo joogay aysan jirin.
Ciidamada AMISOM oo xalay ku hoyday meel Lix kiilo mitir ujirta magaalada Baraawe ayaa sheegay inay gudaha ugalayaan magaalada iyagoo habeenimada ugali waayi cabsi laga qabo miinooyin badan oo jidka ku aasan.
Xarakda Alshabaab ayaan wax war ah oo cusub kasoo saarin wararka qabsashada Baraawe.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi