Maxaa ka dhacay Maanta oo kale Magalada Muqdisho Maxaysa Soomalida ku Magacaabayn Maanta oo kale!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Dalka soomaaliya waxaa lagu tiriyaa dalalkii ugu awooda badnaa qaaradda, gaar ahaan geeska afrika, waxaase dalka halmar ka dilaacay dagaalo sokeeyay, kuwaasi oo u dhaxeeyay hogaamiyayaal kooxeed kuwaasi oo qaab qabiil ku doonayay in ay dalka awoodiisa ay iyaga gacanta ku dhigaan, waxayna taasi soomaaliya u hogaamisay in shacabka soomaaliyeed ay la kulmaan cuduro iyo macaluul aad u daran iyo abaartii ugu xumeyd taasi oo dadka meydadkooda laga qaado wadooyinka.Macaluushaasi ka dilaacday dalka waxaa si deg deg ah ugu soo jawaabay dalal badan oo caalamka ku yaal, kuwaasi oo dalka kusoo galay magaca Qaramadda Midooweed, 9 bishii December 1992, kooxo ka mid ah ciidamada mariniska ee maraynka ayaa soomaaliya dhanka badda kasoo galay, waxaana soo hormaray 25,000 oo ciidamadaasi kamid ah, si ay ula wareegaan hogaanka dalka,isla markaana ay dib usoo celiyaan rajadii nabada iyo kala danbeynta, Waxaana howlgalkaasi loogu magac daray Howlgalkii Rajo soo celinta, Maalmo gaaban kadib waxaa Soomaaliya soo booqday George Herbert Walker Bush si uu usoo hubiyo heerka ay marayso howlgalkii ciidamadiisa ay fulinayeen, iyo sida ay dadka u gaartay mucaawinadii, wuxuuna dhiira gelin ku sameeyay ciidankiisa,.

Waxaa bilaawgii howlgalkii Maraykanka ka horyimid carqalad aad u weyn taasi oo kaga imaatay Hogaamiye Kooxeedkii Janaraal Maxamed Faarax Caydiid, isaga oo dalbaday in awooda dalka isaga lagu wareejiyo 5 juun Taageerayaashii caydiid ayaa waxaa ay ku dhaqaaqeyn fal aad u fool xun, waxay si gaadmo ah ku dileyn 24 ka tirsan ciidamada QM oo pakistaamiin ahaa,kuwaasi oo dalka u yimid nabad ilaalin.http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=V_VK8leDv9g

Maxaa ka dhacay Maanta oo kale Magalada Muqdisho Maxaysa Soomalida ku Magacaabayn Maanta oo kale!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)
Dalka soomaaliya waxaa lagu tiriyaa dalalkii ugu awooda badnaa qaaradda, gaar ahaan geeska afrika, waxaase dalka halmar ka dilaacay dagaalo sokeeyay, kuwaasi oo u dhaxeeyay hogaamiyayaal kooxeed kuwaasi oo qaab qabiil ku doonayay in ay dalka awoodiisa ay iyaga gacanta ku dhigaan, waxayna taasi soomaaliya u hogaamisay in shacabka soomaaliyeed ay la kulmaan cuduro iyo macaluul aad u daran iyo abaartii ugu xumeyd taasi oo dadka meydadkooda laga qaado wadooyinka.

Macaluushaasi ka dilaacday dalka waxaa si deg deg ah ugu soo jawaabay dalal badan oo caalamka ku yaal, kuwaasi oo dalka kusoo galay magaca Qaramadda Midooweed, 9 bishii December 1992, kooxo ka mid ah ciidamada mariniska ee maraynka ayaa soomaaliya dhanka badda kasoo galay, waxaana soo hormaray 25,000 oo ciidamadaasi kamid ah, si ay ula wareegaan hogaanka dalka,isla markaana ay dib usoo celiyaan rajadii nabada iyo kala danbeynta, Waxaana howlgalkaasi loogu magac daray Howlgalkii Rajo soo celinta, Maalmo gaaban kadib waxaa Soomaaliya soo booqday George Herbert Walker Bush si uu usoo hubiyo heerka ay marayso howlgalkii ciidamadiisa ay fulinayeen, iyo sida ay dadka u gaartay mucaawinadii, wuxuuna dhiira gelin ku sameeyay ciidankiisa,.

Waxaa bilaawgii howlgalkii Maraykanka ka horyimid carqalad aad u weyn taasi oo kaga imaatay Hogaamiye Kooxeedkii Janaraal Maxamed Faarax Caydiid, isaga oo dalbaday in awooda dalka isaga lagu wareejiyo 5 juun Taageerayaashii caydiid ayaa waxaa ay ku dhaqaaqeyn fal aad u fool xun, waxay si gaadmo ah ku dileyn 24 ka tirsan ciidamada QM oo pakistaamiin ahaa,kuwaasi oo dalka u yimid nabad ilaalin.

Ugu danbeytii Ciidamadaii Qaramada Midoobay waxay bilaabeyn durbaba in ay baadi goob u galaan soo qabashii Jaraal Caydiid, waxay xitaa madaxiisa dul dhigeyn 25,000 oo dollar soo qabashada Caydiid, Baadi goobkii waa uu daba dheeraaday, wuuna adkaaday, gabi ahaana wuxuu noqoday mid aan sahlaneyn, waxaa u dhintay arintaasi darteed kumaaan Ciidankii UN-ka ka tirsanaa, waxaa sidaasi oo kale dhintay Kumanaan Soomaali ah oo aan waxba galabsan, sida ay sheegeyn qubaro taqasusu ku ah xaga nabad gelyada waxay sheegeyn in dalka soomaaliya dowladnimada ay ka raagto ay sabab u aheyd Weerarkii ay Maleeshiyaadka Janaral Maxamed faarax ku dileyn 18-kii askarta maraykanka, taasi oo maraykankana uu go,aansaday in xaalda Soomaaliya uusanba dan u galin.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi