Video: London oo noqotay magaaladda Ugu shaqada badan Aduunka (Daawo)

Magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa waxa ay kaalinta koowaad ka gashay magaalada Dunida ugu qaalisan uguna shaqada badan oo qof Beniaadam ah uu dhaqaale ka sameeysan karo isaga oo is ticmaalaya xirfadiisa shaqo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO

London ayaa dhanka ganacsiga iyo Dhaqaalaha waxeey ka hor martay magaalooyinka kala ah Hongkong, Sydney oo Australia ah iyo Rio oo Brazil ma tasha. Magaalooyinkaan oo dhamaantood uu ka socdo ganacsi xoogan waxaa dhanka dhaqaalaha ku hor martay magaalada London oo noqotay Caasimad qaali ah oo hadane shaqooyin laga abuuri karo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi