War War Deg Deg ah :Kagawa Oo Dib Ugu Biiray Kooxdiisii Hore Ee Hore Dortmund

Kooxda Borussia Dortmund ayaa ku dhawaaqday inay dhamaystirtay saxiixa laacibkeedii hore ee Shinji Kagawa kadib markii ay dib uga soo iibsadeen kooxda Man United.

Kagawa ayaa kooxdiisii hore u saxiixay heshiis afar sano ah. Laacibkan ree Japan ayaa ku guuldaraystay inuu saamayn ku yeesho kooxda Man united oo hadda xaalkeedu xun yahay. United ayaa markii hore Kagawa kula soo wareegtay 22 milan oo euros.

Dortmund ayaan shaacin qiimaha ay kula soo wareegtay Kagawa balse waxay wararku sheegayaan inay kula wareegtay €8m  oo kaliya.Agaasimaha ciyaaraha ee Dortmund Michael Zorc ayaa sheegay inay kooxdiisu ka faa’iidaysatay fursada ay dib ugu heleen Kagawa.

 Agaasimaha Dortmund ee Michael Zorc ayaa yidhi: “Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray fursad aanu Man united dib ugula soo wareegi karno Kagawa, waana markii ugu horaysay ee ay dhacday. Dabcan waxaanu dooranay inaanu isaga dib kooxda u keeno sababtoo ah wuxuu leeyahay xirfad hibo rabi ah wuxuuna noo horseedi karaa inaanu koobab ku guulaysan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi