XOG:- Hargeysa oo laga abaabulaayo duulaankii ugu dambeeyay kana dhan ah Khaatumo State

Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa waxa uu ka abaabulaayaa duulaankii ugu dambeeyay, kana dhan ah maamulka Khaatumo ee Madaxweynaha u yahay Cali Khaliif Galeyr.

Warar aynu helnay waxay sheegayaan in hadda Magaalada Hargeysa lagu diyaariyay ciidamo aad u badan iyo sidoo kale dabaabaadka dagaalka, waxaana la doonayaa in duulaano la qaado.

Mid ka mid ah Saraakiisha Somaliland ayaa sheegay in duulaankaan uu noqon doono kii lagu soo afjari lahaa guud ahaan maamulka Khaatumo, deegaano badanna looga qabsan lahaa.

Xaaladda ma wanaagsan, dhanka Khaatumana waxay wadaan dadaal xoogan oo ay ku doonayaan in deegaano badan ay ku qabsadaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi