Young Jeezy oo mar kale Xabsiga la dhigay.

Xiddiga Rapper-ka Young Jeezy ayaa mar kale xabsiga loo tixaabay kadib markii lagu qabtay daroogo dhoor tan ah sida Booliiska cadeeyeen.

Booliiska LA ayaa sheegay in xiddigaa lagu qabtay daroogo gaarigiisa islamarkaana asaga iyo sedax la socotay xabsiga la dhigay oo baaritaano ku socdaan. Waxa uu sheegay Afhayeenka Booliiska u hadlay in marka uu baaritaanka dhamaado kadib natiijada ay helaan Maxkamad u gudbi doonaan maadama ninkaa dhoor jeer lagu helay dinbiya kala duwan.

Todobaad ayaa laga joogaa markii Booliiska Calfornia ku qabteen hub iskugu jira waxyaabo kala duwan balsa markii danbe la sii daayay waxaana laga yaabaa in markaa xaalka ku adkaado.
llllllllllllllllllllllllllllllll

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

president-uhuru-kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho
- Sep 13, 2016
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ...
germany Dowlada Jarmalka Oo Dhaqaali Ku Wareejineysa Somalia…
- Nov 9, 2014
Dalka jarmalka ayaa u balan qaaday in dowlada dhexe Somalia u kuwareejin doona lacaga ...
jaw 9 Kusimaha Madaxwaynaha Prof Jawaari Oo La Dardaarmay Ardada Cusub Ee Jaamacadda Ummaddu Qaadatay(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu ...
??????????????????????????????? Hoggaanka Cusub Ee Dambi Baarista Puntland Oo Xilka Lawareegay(sawiro)
- Oct 7, 2014
Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax ...
gar 3 Shirwaynaha Midnimo One Oo Maanta Ka Bilaamay Magaalada Garbahaareey(Sawiro)
- Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ...
University of Nairobi